OgeysiisOgeysiiska wareegga shaqaalaysiinta 2026.
View announcement →
Xilliga Codsiyada — Fadlan Sug...

Codsigaaga shaqooyinka dawaladda waxaad ku soo gudbin doontaa hab online ah.

Boosaska banaan (A & B)
768
Gobollada
6
Maalmaha hadhay
0
Astaanta Qaranka Somaliland
Habraaca Soo Gudbinta Codsiyada iyo La Socoshada Xaaladda Codsiyada
1
Samee codsigaaga
Macluumaadka Shakhsiga ah iyo halka lagala xidhiidhayo (Personal & Contact Info)
2
Faahfaahinta heerka waxbarashada
Shahaadad lagaa rabo ee ku cad warqada shaqada lagu shaaciyey.
3
Soo geli dukumentiyada
Sawir kur ah, aqoonsigaaga-ID , CV-PDF iyo shahadada ku qeexan warqada shaqada lagu baahiyey..
4
Gudbinta codsiga iyo la socoshahada codsiga
Markaad gudbiso waxa Shaashada kaaga soo baxaya lanbarka tixiraaca codsigaaga.

Warqada Shaacinta Kaalmaha Shaqo (ToR)